Ambulance Services
Hospital-ka Bad-Baado waxa uu bixiyaa ambulance services waqti walba ah.
Qalab caafimaad oo casri ah, lehna tayo sare
Dhakhaatiir khibrad Sare Leh
Adeeh iyo Gurmad degdeg ah 24 saac
Hospital-ka Bad-Baado waxa uu bixiyaa ambulance services waqti walba ah.
Bukaannada waxaa la siinayaa baaritaano caafimaad oo bilaash ah
Qolalka Emergency ee Bad-Baado Hospital waa kuwo casri ah
Adeegga ambulance ee Bad-Baado hospital waxa uu shaqeeyaa 24 ka saacmaalintii.
ambulance-yada hospitaalku waa kuwo casi ah oo ay ku rakibanyihiin qalabyo gar-gaar deg-degga ah oocasri ah.
Hospital ku waxa uu mudnaan gaar ah siinayaa bad-baadada bukaankainta lagu guda jiro safarka caafimaadka.
Qolalka emergency gaee hospital ku waa kuwosi buuxda uqalabaysan una diyaar ah in ay qabtaan xaalad kasta oo deg deg ah.
Ujeeddada free cherck ups waa kahortagga cudurrada halista ah kahor inta aysan dhibaato weyn geynsanin.
Baaritaannada bilaash ka ah waxaa ka mid ah hubinta cadaadiska dhiiga,sokorta,iyo tallaabooyin kale oo muhiim ah.
Qolalka emergency gaee hospital ku waa kuwosi buuxda uqalabaysan una diyaar ah in ay qabtaan xaalad kasta oo deg deg ah.
Emergency ga waxaa kahowl gala dhakhaatiir iyo kalkaaliyaal leh khibrad sare oo ah latacaalidda bukaannada kaladuwan.
Emergency ga waxaa kahowl gala dhakhaatiir iyo kalkaaliyaal leh khibrad sare oo ah latacaalidda bukaannada kaladuwan.
Waxa aan dareemay daryeel dhab ah intii aan kujiray hospital ka bad-baado,waxaanna hero-overlay shaqaale xirfad iyo naxriis leh.
Daweynta halkan waxa ay aheed mid aad uwanaagsan, wax walbana si habsami leh ayay usocdaan, waxa aanna kukalsoonahay adeegyada hospital ka.
Waxa aan kahelay hospital daryeel caafimaad oo tayo sare leh,waxaa wax walba iga caawiyey shaqaaalaha hospital-ka Bad-Baado.
Dhaqaatiirtu waxay kugula talinayaan in aad xakameyso sonkorta, cunto caafimaad lehna raacdo si looga hortago dhibaatooyin halis ah.
Medical Alert
Tallaalka COVID-19 wuxuu yareeyaa halista cudurka iyo faafitaankiisa, gaar ahaan dadka nugul.
Doctor Advice
Nadaafad joogto ah, talaal iyo wacyigelin bulshada ah ayaa ah furaha ka hortagga cudurrada faafa.
Health Tips